Saturday 19 May 2012

Ibraahim Gadhle (Maansaddii MULAAX)

Halkan waxa aanu idinku soo gubinaynaa maanso qiimo badan oo Ibraahim X. Saleebaan (Ibraahim Gadhle) uu bulshada xumaha uga digayey uguna sheegayey inay iyaguba is muujiyaan oo had iyo in la yeesho laga fiican. Daawasho Wacan