Saturday 3 March 2012

Xaaraan Iska Yeel!!!!!!!!!!!

Halkan waxa aan idinku soo gudbinayaa sheeko lagu soo bandhigay bandhig faneed lagu qabtay Hargeysa oo lagaga hadlayey dhibaatada uu Qaadku (Jaadku) u leeyahay bulshada. Iyo sida xayraanka loo metello. Daawasho wacan:

Shaxi Waa Ilduuf !!!!!!!

Halkan waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa jillid hufan, ee daawasho wacan: