Sunday 13 February 2011

Burco 27 may 1991

Maxaa laga helaa taariikhda?

Bal adba !!!!.

01-06-1991 SHIRKII GOLAHA SOMALILAND EE BURCO

Taariikhdu dib bay isugu soo noqotaa.

Go'aankii lagu gaadhay Magaalada Burco maxaa iska bedeley 20-sanno ka dib bal dhugo xilligan.

Odhaahdii Marxuun Cigaal ka yidhi lafihii daadku soo 1997-kii.

Halkan Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa uu talo u soo jeediyey qoladdii ka soo horjeeday inay lafaha wax ku qaataan, mucaaradadana joojiyaan, waxa hugaamiyaha hore muujiyey inay dadka xabaal waradeedka uu soo saaray daadku inay Jaad ay tahriibinayeen u dhinteen. Markaa iga daaya qaylada ayuu hadalka ku soo koobay. Oo mafrishyada rabshada ka joojiya ayuu ku soo gooyey.

Dhuuxid wacan.