Sunday 25 September 2011

Muuqaal Iyo Maqal

Hadda waa Xasan Aadan Samatar oo is xuudaya, waana heestii Siraafeey daawasho waacan.
Kananina Waa Gabaygii Nacas Xaadh ee C/Raxmaan Cismaan Cumar. Gabaygan waxa loo tiriyey Cabdillaahi Yusuf xilligii kiiniya lagu magacaabay inuu maddaxweyne ka noqdo Soomaaliya dayaaqaddii 2004-kii maqal haboon oo guji kalan.