Maxaa laga helaa taariikhda?
Bal adba !!!!.
Boggan Waa Rug Lagu Soo Bandhi Doono Fariimo Qaali Ah Una Furan Cid Kasta Oo Fahmi Kartaa In Ay Wax Ka Tidhaahdo
Sunday, 13 February 2011
Taariikhdu dib bay isugu soo noqotaa.
Go'aankii lagu gaadhay Magaalada Burco maxaa iska bedeley 20-sanno ka dib bal dhugo xilligan.
Odhaahdii Marxuun Cigaal ka yidhi lafihii daadku soo 1997-kii.
Halkan Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa uu talo u soo jeediyey qoladdii ka soo horjeeday inay lafaha wax ku qaataan, mucaaradadana joojiyaan, waxa hugaamiyaha hore muujiyey inay dadka xabaal waradeedka uu soo saaray daadku inay Jaad ay tahriibinayeen u dhinteen. Markaa iga daaya qaylada ayuu hadalka ku soo koobay. Oo mafrishyada rabshada ka joojiya ayuu ku soo gooyey.
Dhuuxid wacan.
Dhuuxid wacan.
Subscribe to:
Posts (Atom)